Sunday, September 16, 2018

XILDHAABANADA GOLAHA DEEGAANKA OO SHAACIYAY MABDA,OOGA SIYAASADOOD

Golaha deegaanka degmada borama anigoo ah Xildhibinaada u sharaxan golaha deegaanka degmada ayaa halkan ka shaacinaya inaan u taaganahay jagadaas bulshadana wax badan ka badali doona una muujin doona inaaan ahaano ku wax qabadkoodu ka muuqdo ila bulshada iyo baahiya bulshada biyaha korrontada oon la tacaalno inay ahaato mid macquula inaaa la helo nadiifinta magaalda iyo inaan ku dadaalno sidii ay magaladu uga dhex muuqan lahayd magooloyinka la midka siday uga horayso ayaaan uga horaysiin doonaa mustaqbalka dhaw Abdiwali Omar muumin oo ku baaqay inuu ugu horeeyo siyaasiyiinta da,ada yar ee is badal doonka ah isagoo balan qaaday inay waxka badali doonaan hanaanka siyaasadeed iyo hanaan dimocratic ah ee dunida ka soo if baxay ,horumar ,sinaan cadaalad ,iyo isla xisaabtad doorwayn ka cayaara golaha deeganka ee cusub waaa sumadayada inaad na canaanataan hadan wax qaladno waayo inaga na geeyay waanan yeelan doonaa wada tashi balaadhan oo ka dhan ah arimaha bulshada

No comments:

Post a Comment

Iskuduwaha Duulista iyo hawada gobolka Awdal o Ka hadlay garoonka jidhi o dhul boob lugu hayo

Waxa lasoo sheegayaa maalmihii u danbeeyay in garoonka jidhi ee gobolka Awdal iyo selal kaasi oo at faragalin aan la muujin ayku hayso Dawla...