Friday, January 4, 2019

Iskuduwaha Duulista iyo hawada gobolka Awdal o Ka hadlay garoonka jidhi o dhul boob lugu hayo

Waxa lasoo sheegayaa maalmihii u danbeeyay in garoonka jidhi ee gobolka Awdal iyo selal kaasi oo at faragalin aan la muujin ayku hayso Dawlada Djabouti ee u hogaaminayo Madaxweyne GEELE oo la rabo in laga dhiso MCH
Ama xarun cafimad o ay jabuuti wado qorshihiisa hadaba Iskuduwaha Duulimaadyada iyo madaarada
e Gobolada Awdal iyo selal Mudane Abdi Ibraahim Ahmed oo aan saaka Kula kulanay magaalada Borama e xarunta gobolka Awdal ayaa sheegay in faragilinta laga daayo jamhuuriyada Somaliland wuxuna yidhi sida tan
Ogolaani mayno in Santa guud ee qaranka jamhuuriyada Somaliland lagula kaco faragalin
Ta at ku wada wadamada jaarka ee Ka wada deegaamaynta siyaasadaysan ee Gobolada galbeed isagoo sheegay inay dawlda Somaliland ayna ogalan donin Una war galiyay wasarada iyo hayadaha ay khusayso danta guud ee qaranku wuxuna ku baaqay in sida ugu dhaqsaha badan lo joojiyo dhismahahaas wa bilaahi tawfiiq

Sunday, September 16, 2018

XILDHAABANADA GOLAHA DEEGAANKA OO SHAACIYAY MABDA,OOGA SIYAASADOOD

Golaha deegaanka degmada borama anigoo ah Xildhibinaada u sharaxan golaha deegaanka degmada ayaa halkan ka shaacinaya inaan u taaganahay jagadaas bulshadana wax badan ka badali doona una muujin doona inaaan ahaano ku wax qabadkoodu ka muuqdo ila bulshada iyo baahiya bulshada biyaha korrontada oon la tacaalno inay ahaato mid macquula inaaa la helo nadiifinta magaalda iyo inaan ku dadaalno sidii ay magaladu uga dhex muuqan lahayd magooloyinka la midka siday uga horayso ayaaan uga horaysiin doonaa mustaqbalka dhaw Abdiwali Omar muumin oo ku baaqay inuu ugu horeeyo siyaasiyiinta da,ada yar ee is badal doonka ah isagoo balan qaaday inay waxka badali doonaan hanaanka siyaasadeed iyo hanaan dimocratic ah ee dunida ka soo if baxay ,horumar ,sinaan cadaalad ,iyo isla xisaabtad doorwayn ka cayaara golaha deeganka ee cusub waaa sumadayada inaad na canaanataan hadan wax qaladno waayo inaga na geeyay waanan yeelan doonaa wada tashi balaadhan oo ka dhan ah arimaha bulshada

Wednesday, July 25, 2018

Halkan ka Baro

waxan halkan ku baran doonaa sida loo ogaado websiteyada kuwa beenta ah iyo ku wa runta ah marka aynu u baahanahay inaan lacag samayno oon isticmaalo websites earning money online ah kee baa ina anfacaya keebanse ina anfacayn markaa si aynu u ogaano waxyaabahaas waxan halkan idiinku soo gudbin doonaa sida loo ogado
Halkan sii taabo si aad u baratid 2daqiiqo daawo video tutorial ku saabsan

HALKAN KA DAAWO
http://zipansion.com/2ST1o

Siyar o fudud lacag ku sameee

http://zipansion.com/2SO47

Popads

<script async src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js"></script>

<script>

  (adsbygoogle = window.adsbygoogle || []).push({

    google_ad_client: "ca-pub-5314706401799724",

    enable_page_level_ads: true

  });

</script>

Wednesday, July 18, 2018

Iskuduwaha Duulista iyo hawada gobolka Awdal o Ka hadlay garoonka jidhi o dhul boob lugu hayo

Waxa lasoo sheegayaa maalmihii u danbeeyay in garoonka jidhi ee gobolka Awdal iyo selal kaasi oo at faragalin aan la muujin ayku hayso Dawla...