Friday, January 4, 2019

Iskuduwaha Duulista iyo hawada gobolka Awdal o Ka hadlay garoonka jidhi o dhul boob lugu hayo

Waxa lasoo sheegayaa maalmihii u danbeeyay in garoonka jidhi ee gobolka Awdal iyo selal kaasi oo at faragalin aan la muujin ayku hayso Dawlada Djabouti ee u hogaaminayo Madaxweyne GEELE oo la rabo in laga dhiso MCH
Ama xarun cafimad o ay jabuuti wado qorshihiisa hadaba Iskuduwaha Duulimaadyada iyo madaarada
e Gobolada Awdal iyo selal Mudane Abdi Ibraahim Ahmed oo aan saaka Kula kulanay magaalada Borama e xarunta gobolka Awdal ayaa sheegay in faragilinta laga daayo jamhuuriyada Somaliland wuxuna yidhi sida tan
Ogolaani mayno in Santa guud ee qaranka jamhuuriyada Somaliland lagula kaco faragalin
Ta at ku wada wadamada jaarka ee Ka wada deegaamaynta siyaasadaysan ee Gobolada galbeed isagoo sheegay inay dawlda Somaliland ayna ogalan donin Una war galiyay wasarada iyo hayadaha ay khusayso danta guud ee qaranku wuxuna ku baaqay in sida ugu dhaqsaha badan lo joojiyo dhismahahaas wa bilaahi tawfiiq

Iskuduwaha Duulista iyo hawada gobolka Awdal o Ka hadlay garoonka jidhi o dhul boob lugu hayo

Waxa lasoo sheegayaa maalmihii u danbeeyay in garoonka jidhi ee gobolka Awdal iyo selal kaasi oo at faragalin aan la muujin ayku hayso Dawla...